Archive for November, 2007

Mujaahid Xasan Ciise Oo Daboolka Ka Qaaday Halista Ku Duugan Xeerka Xukuumadda Madaxweyne Rayaale U Samaysatay Saxaafadda

Tuesday, November 27th, 2007 Comments Off

Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha Ururka SNM Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, ayaa warsaxaafadeed uu shalay magaalada Hargeysa ka soo saaray waxa uu kaga hadlay xeerka saxaafadda ee ay xukuumadda Madaxweyne Rayaale samaysay una gudbisay Golaha Wakiilada Somaliland. Md. Xasan Ciise, oo ah saxafi sharciyaqaan ah islamarkaana siyaasi ah, waxa uu daboolka ka qaaday halis ku duugan xeerka xukuumaddu [...]

DALJIRE: Qaran Way Dhaqaaqday EE Dhankaaga Ka Raac – By A. Geeljire

Monday, November 26th, 2007 Comments Off

Cabdillaahi GeeljireDubbe:Waxa la yidhi."belaayada aan kaa qoslini belaayaba ma aha." Waxaan ku qoslayaa waxaan xusuustay nin dhallinyaro ah oo xanuunsanayaa, Ilaahay caafimaad ha siiyo isaga iyo kuwa kale ee bukaba eh, oo xaafadda Gacan Libaax , Hargeysa ku nool, oo mar Alla markuu riyaha arko laaya ama ul ha ku dhufto ama hadduu gaadhi waayo dhagax ha ka daba tuuro eh.

Xukuumadda Somaliland oo war ka soo saartay Baasaboorka cusub ee dowladda Somalia

Monday, November 26th, 2007 Comments Off

BaasabooroHargeysa (Somaliland.org) - Xukuumadda Somaliland ayaa mar kale jawaab ka bixisay war ka soo yeedhay dowladda Cabdillaahi Yuusuf ee Soomaaliya oo sheegaya in lagu dhoofi karo, laguna soo geli karo Soomaaliya oo ay ku jirto Somaliland Baasaboorka ay dhowaan samaystay dowladda Baydhaba iyo waraaqahooda socdaalka.

Golaha Wakiillada oo Gudagalay Doodda Xeerka Miisaaniyadda “14 Bilyan SL.Shs ayaa ummadda kala luntay murankii Miisaaniyadda,” Xil. Duur

Monday, November 26th, 2007 Comments Off

Maaliyadda iyo Lacagaha la lunsadayHargeysa (Somaliland.org) - Golaha Wakiillada Somaliland ayaa fadhigii maanta gudagalay doodda xeerka Miisaaniyadda dowladda, kaas oo uu guddida Dhaqaalaha ee Goluhu soo diyaariyey, golahana horkeenay.

Maxay Ku Wada Socdaan Rayaale iyo Xaabsade? By: Xildhibaan Cabdiraxman Yuusuf Cartan

Monday, November 26th, 2007 Comments Off

Muuqaalka Laascaanood ee sanadkii 2002 Waxa Laascaanood ka dhisan maamulka Somaliland oo heer gobol iyo degmo, waxa dhisan ciiidan bilays  iyo ciidan Qaran oo ku gaashaaman baabuurta teknikada oo ay ku qoran tahay astaanta ciidanka qaranka Soomaliland, waxa xafiisyada dawladda oo dhan ka babanaya calanka Somaliland . Dhinaca bari ee magaalada waxa ku sugnaa booliska [...]

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii maanta, Isniin, 26 Nov.

Monday, November 26th, 2007 Comments Off

  Kormeerkii M. Rayaale: “Wasiirku ma madaxtooyaduu ka shaqeeyaa?” Imisaa maqan Golaha Wasiirrada? Goor-sheegtu waxa ay ku aaddanayd abbaaro 11:30-kii maalinnimo, waxay ahayd waqtiga ay badi ugu saxmadda badan yihiin waddooyinka cidhiidhiga ah ee Caasimada Somaliland, gaar ahaan Jidka halbowlaha ah ee badhtamaha Magaalada Hargeysa oo ay labadiisa haad buuxdhaafiyeen gaadiidku. Madaxweynaha Somaliland wuxuu u [...]

Dawlad Masuul Ah Oo Dadka Matasha Q2

Monday, November 26th, 2007 Comments Off

Waxuuna fure u ahaa dimuquraadiyadda dhabta ah. Waxuu wiiqmay kolkii loo bedelay nidaam boqortooyo oo qoys keli ku noqday awoodii dawladnimo. Anigoo marar kale soo booqan doono dibu dhaca horumar dawladeedka ee Islaamka oo talo boobku udub-dhexaad ka tahay, waxaan manta eegi doonaa sifaha dimuquraadiyadda iyo bilowgii ay dalkan Britan ay soo martay. Waxayna ay iftiimin doontaa hawlo badan oo loo soo maray iyo habka looga baxay, iyadoo ay mar walba hogganka u haysay halganka iyo foojignaanta dadweynaha oo xaqooda

Geeska Bari ma la is galay By Ibraahim Hawd

Monday, November 26th, 2007 Comments Off

Geeska Bari ma lays galay Colku Xamar ma gayllamay Toban gaas ma lagu furay Markay guuto dhimataba .....Ibraahin Yuusuf Axmed "Hawd"

Warqad Furan Oo Ku Socota

Monday, November 26th, 2007 Comments Off

Rashiid Cabdi

Hambalyo Hambalyo Hambalyo…Aroos Wacan oo Wanaagsan

Monday, November 26th, 2007 Comments Off

 Waxaa dhamaan dadkan hoos ku xusani ay u hambalyeynayaan Caruuska Axmed Saleeban Faarax iyo Caruursada Samiira Axmed oo dhawaan ku aqalgalay magalada Abu-Dhabi ee dalka Emirate ka Carabta. Aabe Saleeban Farax Cabdi Hooyo Amina Moxamed Cabdi Jamac Gandhurwaaa iyo xaaskiisa Fardus Saleeban Faarax Cabdi Kariin Saleeban Farax iyo Xaaskisa Fartuun Saleeban Farax Ayaan Saleeban Faarax [...]

Dhibaatada ay Madaxda Ciidammada ahaa ku hayaan Dalalka Geeska Afrika, Waa Cudurka kaa gala Fardaha haddii laga gubo Dameer!!!

Monday, November 26th, 2007 Comments Off

Dr Cali Cabdi

Axmed Maxamed Qaybe ‘Qabiil Ma Qabsan Qabiile Maamul baa La Wareegay Maamulkii, Markaa Anigu Waan Ka soo Horjeeda Wax Iska Horkeen

Monday, November 26th, 2007 Comments Off

Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiillada Somaliland, Md. Axmed Maxamed Aadan (Qaybe), oo ka mid ah siyaasiyiinta ruug-cadaaga ah ee Somaliland oo shalay ka qaybgalay shir-jaraa’id oo ay si wada jir ah huteel Maasoor ugu qabteen masuuliyiin ka tirsan golayaasha qaranka iyo waxgaradka beesha Dhulbadahante, oo ay kaga jawaabayeen go’aamo qaar ka mid ah Garaadada Gobolka [...]

Ciidamadda Booliska Somaliland Oo Xidh xidhay Qaar Ka Mid Ah Ergaddii Shirkii Boocame

Monday, November 26th, 2007 Comments Off

Lascaanod (Somaliland.Org) Wararka hadda naga soo gaadhaya magaaladda Laascaanod ayaa waxay sheegayan in ciidamadda Booliska Somaliland xidheen laba xubnood oo ka mid ah ergooyinkii ka qeyb qaatay shirkii dhowaan ka dhacay degmadda Boocame.  Labadaas nin ee la xidhay maanta ayaa mid magaciisa waxa la sheegay in la yidhaahdo Oday Hurre Caalin halka ninka kale magaciisu [...]

Hambalyo Boogaadin iyo Guul usoo hooyatay Cariga Dhulbahante

Sunday, November 25th, 2007 Comments Off

Abdulqadir Said Cali

Xukuumad Aan Ku Socon Dastoorka Iyo Xeerarka Dalka U Yaal Islamarkaana Gardiid Ah Sidee Loola Dhaqmaa?!!

Sunday, November 25th, 2007 Comments Off

M. Mursal

Libaax Laba Tolle

Sunday, November 25th, 2007 Comments Off

Markhati Cadde

Iyda oo waxan oo dhaabad ahi hor yaallaan, Maamulkan khuurinaya, macnihiisu waa maxay?

Sunday, November 25th, 2007 Comments Off

Dr. Cali Cabdi Muxumed,

Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE ee Minnesota Oo xaflad soo dhoweyn iyo sagootin ah u sameeyey Xildhiban Ikran iyo Ilhan M. Jama

Sunday, November 25th, 2007 Comments Off

Taageereyaasha KULMIYE Minneapolis, MNTaageerayaasha xisbiga KULMIYE ee MN ayaa maalintii Arbacadii Nov. 21, 2007 ku qabsaday Hotelka Crown Plaza ee magaalada Minneapolis casho sharaf iyo xaflad lagu soo dhowyenayey Ilhan M. Jama oo ka mid ah gudidii qabanqaabada shirweyna KULMIYE oo soo gaadhay gobolka MN. Xafladaas oo ay ka soo qayb gashay Xildhibaan Ikraan H. Da'uud ayaa xildhibaanka lagu sii sagootiyey kadib markay dhamaysatay fasax ay ku joogtay gobolka MN iyadoo u ambabaxaysay dalkii maalita khamiista ee 11/22/2007.

“Waxaa Run Ah Shantii Casho Ee Hadda Aan Joogey Intaan Qoslay Inaanan Garoowe Ka Qoslin,” Xaabsade Oo Axmed Siilaanyo U Sameeyey Casuumad Bllaadhan O So Dhoweyn Ah

Sunday, November 25th, 2007 Comments Off

Casuumad Silanyo ku soo dhoweeyay XaabsadeHargeysa (Somaliland.org) - Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa casuumad ballaadhan oo soo dhoweyn ah ugu sameeyey Hotel Dalxiis ee Magaalada Hargeysa Axmed Cabdi Xaabsade iyo xubnihii ka tirsanaa golayaasha qaranka ee ka soo raacay magaalada Laascaanood.

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii maanta, Axad, 25 Nov.

Sunday, November 25th, 2007 Comments Off

  “Isimadu arbushka way yaqaanaane wax wayn ha ka dhigina” “Boocame waxa ka furan Sanduuq ah si aanu dad u layno noogu soo fura lacag”   Hargeysa (Ogaal)- Ilaa 20 xubnood, oo isugu jira Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamnka (Guurtida iyo Wakiillada), Golaha Wasiirada Somaliland,  siyaasiyiin, Odayaal iyo Wax-garad kale, oo dhamaantood dhalasho ahaan ka soo [...]

Kulanka Siyaasiyiin Kala Baadday [Xaabsade & Qaybe]

Sunday, November 25th, 2007 Comments Off

Labada siyaasi ee beesha Dhulbahante ee jagada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland u kala dambeeyey Mr. Axmed Cabdi Xaabsade iyo Mr. Axmed Maxamed Aadan (Qaybe) oo dhawr iyo tobankii sannadood ee u dambeeyey la kala safnaa labada maamul ee Somaliland iyo Puntland oo khilaaf xooggan oo dhinaca xuduudda ahi ka dhex taagan yahay, ayaa shalay barqadii [...]

Gudida nabad galyada Gobolka Sool ee Somaliland oo qoraal kasoo saaray shirkii Boocame.

Sunday, November 25th, 2007 Comments Off

Waxaa maanta qoraal ka dhan ah shirkii Boocame kasoo saaray Laascaanood gudida nabad galyada ee Gobolka Sool qoraalkaas oo ay si adag ula hadlayaan ciddii ka qayb gashay shirkaas waxaana nuqul kamid ah qoraalkaasi maanta soo gaadhay xafiis ka shabakada afnugaal.com ee magalaada Laascaanood. Jamhuuriyada Somaliland Gudida nabad Galyada Gobolka Sool Rf:-X/G/G/Sool/01/2007 24/11/2007 Ujeedo:- Go’aan [...]

Siyaasiyiinta Reer Sool iyo Buuhoodle ee Somaliland oo jawaab ka bixiyey go’aamada Shirkii Boocame

Saturday, November 24th, 2007 Comments Off

kullanka siyaasiyiinta reer SoolHargeysa (Somaliland.org) - Xubno ka tirsan masuuliyiinta Golayaasha Qaranka Somaliland [Xukuumadda iyo Baarlamaanka] kaga jira beesha Sool iyo Buuhoodle iyo siyaasiyiin kale oo ay ka mid yihiin Guddoomiyayaashii hore ee Golaha Wakiillada Somaliland, Axmed Cabdi Xaabsade iyo Axmed Maxamed Aadan (Qaybe) ayaa shir jaraa'id oo ay maanta ku qabteen Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa jawaab kaga bixiyey go'aamadii shalay ka soo baxay shir Isimada Beesha Sool ku yeesheen degmada Boocame ee Gobolka Sool.