Friday, November 30th, 2007 Comments Off
Dr. Cali Cabdi Muxumed, HargeysaFriday, November 30th, 2007 Comments Off
Waa qormadii seddexaad ee geedi-socodka dimuquraadiyadda furan ee adduun weynaha. Ujeedada socdaalkeena taariikheed waa inaynu dhabadii la soo maray dib u qaadno, si aynu daawo ugu helno xanuunada aafeeyey nidaamka aynu indho la'aanta u qaadanay. by Ahmed ArwoFriday, November 30th, 2007 Comments Off
Mr. Abdirahman Ibrahim AbdilahiFriday, November 30th, 2007 Comments Off
Friday, November 30th, 2007 Comments Off
This Current two day conference at Mansoor Hotel, between the UNDP, donor Nations , World Bank and the Somaliland Government over the implementation talks on the long going process of the World Communities contribution to the development Projects of Somaliland, which had two previous name changes as to the Project Identification. Thursday, November 29th, 2007 Comments Off
“Sool reer kuma duulin, arrintuna Geel iyo Adhi ma joogto” Suldaan, horta Madaxweyne Rayaale maxaad isku seegteen? Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar…Waraysi gaar ah Hargeysa (Ogaal)- Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar ayaa waraysi khaas ah oo uu shalay siiyay wargeyska Ogaal, kaga hadlay arrimo kala duwan oo ku lug leh duruufaha siyaasadeed, dhaqaale, [...]Thursday, November 29th, 2007 Comments Off
Tan iyo markii Dowlada KMG ah ee Somalia timid magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somalia, waxa aad usoo batay tacadiyada ay Wariyaasha ka howl gala magaalada Muqdisho kala kulmayaan Dowlada KMG ah ee Somalia. Wariyaal badan ayaa lagu xir xiray magaalada Muqdisho, kuwo ayaa lagu dilay, kuwa ayaa lagu dhaawacay, taasina waxay sababtay inay wariyaasha [...]Thursday, November 29th, 2007 Comments Off
Mr Dahir Riyaale Kaahin iyo qof kasta oo EBBE abuurtay tariikh aanu hore u samaysan heli maayo, run ahaantii ...Maxamud LafcanbeThursday, November 29th, 2007 Comments Off
Shueib Abdi GaboseThursday, November 29th, 2007 Comments Off
Faadumo CabdillahiThursday, November 29th, 2007 Comments Off
Dr. Cali cabdi MuxumedThursday, November 29th, 2007 Comments Off
C/kariim Siciid SaalaxThursday, November 29th, 2007 Comments Off
Axmed Iid Aadan,Thursday, November 29th, 2007 Comments Off
Ahmedweli GothWednesday, November 28th, 2007 Comments Off
Burco (Somaliland.org) – Bayaan ay saxeexeen in ka badan Boqol qof oo isugu jira Cuqaal, waxgarad, odayaal iyo aqoonyahan dhammaantood ka soo jeeda Bariga Burco ayaa ugu baaqay Xukuumadda Somaliland inay ka noqoto Kootada (Monopoly) ay dhoofka xoolaha nool, gaar ahaan Adhiga ugu xidhay Ganacsadaha Sucuudiga ah ee AL-Jaabiri, taas oo ay sheegeen inay dhibaato [...]Wednesday, November 28th, 2007 Comments Off
Hargeysa(Geeska)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa mar labaad ku celiyay iyo hoggaamiyayaasha urur siyaasadeedka QARAN ee ku jira xabsiga Mandheera aanay isaga u xidhnayn balse ay u xidhanyihiin sharciga. Madaxweyne Rayaale, waxa uu sheegay in siyaasiyiinta QARAN ee xidhani aanay uga duwanayn muwaadiniinta kale ee xabsiyada ku jira. Madaxweyne Rayaale oo habeen [...]Wednesday, November 28th, 2007 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Ciidamada booliska Somaliland ayaa xalay qabtay, xabsigana u taxaabay nin dhallinyaro ah oo magaciisa la yidhaahdo Maxamed Cabdi Dhabbeeye, kadib markii lagu eedeeyey inuu aflagaaddeeyey Madaxweynaha Somaliland, Daahir Riyaale. Maxamed Cabdi waxa uu ka mid ahaa koox dhallinyaro ah oo dhowaan ku qabtay magaalada shir ay ku cambaareeyeen faragelintii xukuumaddu kula wareegtey [...]Wednesday, November 28th, 2007 Comments Off
Haddii Puntland taariikhda ku gashey (Foox),iyo (Beeyo) Soomaaliland waxay taariikhda ku gashey dhiigii Daraawiishta iyo cududii dhulbahante ee u bacbacdhigtey Ingiriis, YamYam iyo Qadaad weyn.Wednesday, November 28th, 2007 Comments Off
Laascaanood (Somaliland.Org) Waxaa shalay soo gaadhay magaaladda Laascaanod ee gobolka Sool ciidamo tiradoodu gaadheyso ilaa 55 oo kasoo goostay maamul goboleedka Puntland. Ciidamadan ayaa markii ay soo gaadheen magaalada lagu xareeyey airportka magaalada Laascaanood halkaas oo kulan is waraysi iyo wada tashi ku dhexmaray iyaga iyo saraakiil Somaliland ah. Ciidamadan oo dhamaantood ka soo jeeda [...]Tuesday, November 27th, 2007 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta kulan la yeeshay saddexda xisbi qaran, iyaga oo habeen horena la kulmay Madaxweyne Riyaale. Kulamadaas oo aanay wax war ahi ka soo bixin ayaa Guddoomiyekuxigeenka Komishanka Doorashooyinka, ahna kusimaha Guddoomiyaha Komishanka, Xirsi Cali X. Xasan oo aan maanta wax ka weydiiyey ujeedada kulamadaasi waxa uu ii sheegay [...]Tuesday, November 27th, 2007 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Labaataneeyo mudane oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Shirguddoonka u gudbiyey mooshin ay Axaddii dorraad mooshin ay ku dalbanayaan in Goluhu go’aan ka gaadho Xeer No. 14, Xeerka Diiwaangelinta Axsaabta iyo ururrada Siyaasadda, kaas oo uu muran ka taagan yahay. Xeerkan ayaa murankiisu taagnaa tan iyo bishii March markii lagu dhawaaqay [...]Tuesday, November 27th, 2007 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org) – Madaxweynaha Somaliland, Daahir Riyaale Kaahin ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Ergeyga Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland, Ambassador Georges Marc Andre. Waxayna ka wadahadleen arrimo ku saabsan horumarinta dimuqraadiyadda iyo kaalmada Midowga Yurub siiyo Somaliland. Afhayeenka Madaxtooyada, Siciid Caddaani Mooge ayaa warsaxaafadeedkan ka soo saaray wadahadalkii dhexmaray Madaxweynaha iyo Ergeyga:- [...]