Caawi Cubitaalka Magaalada Ceergaabo
Dhamman Jaaliyadaha reer Somaliland ee ah qurba jooga waxaa si naxariis leh looga codsanayaa inay ka soo qayb qaataan tabaruca dhaqaale ee loo wado cisbitaalka guud ee magaalada Ceergaabo oo u baahan gurmad deg deg ah. “Dhicisku inta mindida loo soo siduu bakhtiyaa, Tabarucaasi waa mid ah deg deg oo aan sugaynin hadii jeebka iyo gacantu kala raagaan !Hadaba muwaadiniinta ku tabarucaya garaagrka cisbitaalka Ceergaabo waxaa laga codsanayaa in si toos ah ugu diraan tabarucooda xafiiska sharikada Dahabshiil ee magaalada Ceergaabo oo ay ku ururayso tabarucaadkaasi. Wixii su’aal iyo faahfaahin ku saabsan tabaruca sidaad u dirayso, fadlan kala soo xidhiidh gudida isu xilqaantay tabarucaas cisbitaalka guud ee Ceergaabo oo deegaankoodu yhay magaalada Edmonton, gobolka Alberta ee dalka Canada amaba gudoomiyaha gudida tubaruca cisbitaalka Bashe Jamaac Cilmi oo laga heli karo telefoonadan kala ah:
Aqalka (780) 475 3568
mobile ka(780) 862 0734
bashe@telus.net


Qoraalada Iyo Khaladaadka Madbiciga Ah
OPINION »
Maxamud Caydiid Lafcanbe
Axmed Xaaji Yuusuf Ducaale
Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”
A. M. Yusuf
Foosi Saleebaan Aw-Bindhe
Maxamed Cali
Mahdi Farah Aden (Mahdi Ghandi )
Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”
Maxamed Jaamac Maxamed
Farah Ali Jama,
Guddiga Jaaliyadda Somaliland
Daha Farah
Shueib A. Gaboose
Cabdilllaahi Axmed Caarshe
Yussuf hassan Umal (Yucuboole)
MORE OPINIONS ›