Archive for October, 2007

Hoggaanka SHURONET oo jawaab qoraal ah ka bixiyey Amarkii xil-wareejinta ee Wasaaradda Caddaaladda

Wednesday, October 31st, 2007 Posted in News | Comments Off

Hargeysa (Somaliland.org) - Wasiirkuxigeenka Caddaaladda, mudane Yuusuf Ciise Ducaale (Tallaabo) ayaa u gudbiyey Taliska Guud ee ciidanka Booliska Somaliland iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Qaraar wasaaraddiisu ku gaadhey in hoggaaminta Dalladda ... Read more..

Shufto Badeed Soomaali ah oo ku dhintay isku day lagu qafaalanayay Markab Kuuriyan ah

Wednesday, October 31st, 2007 Posted in News | Comments Off

(Somaliland.Org) - Inta la ogyahay ugu yaraan laba nin oo Soomaali ah ayaa ku dhintay 5 kalena waxa la gaadhsiiyay dhaawacyo kala duwan dagaal xeebaha Soomaaliya ku dhex maray iyaga ... Read more..

Warqad Wasiirkuxigeenka Caddaaladdu ku Amaray Booliska inay xilka ka wareejiyaan Hoggaanka SHURONET

Wednesday, October 31st, 2007 Posted in News | Comments Off

 Hargeysa (Somaliland.org) - Wasiirkuxigeenka Caddaaladda, mudane Yuusuf Ciise Ducaale (Tallaabo) ayaa u gudbiyey Taliska Guud ee ciidanka Booliska Somaliland iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Qaraar wasaaraddiisu ku gaadhey in hoggaaminta Dalladda ... Read more..

Somali-Week Festival

Wednesday, October 31st, 2007 Posted in Opinion | Comments Off

Rhoda A. Rageh — There was the cheering of young upcoming poets who have found courage to stand on the wings of other poets Read more..

Xariif Magaalo - Qaybtii 1aad

Tuesday, October 30th, 2007 Posted in Other | Comments Off

Dhaqanka dadka reer Somaliland waxaa ka reebban beenta iyo nolosha ku dhisan hawaawiga iyo turuufada, sababtuna waxa weeye dhaqan-dhaqaalaha dadka reer Somaliland oo ah xoolo-dhaqato reer-guuraa ah, taas oo ... Read more..

Xukuumadda oo la sheegay inay amar ku bixisay in xilka laga wareejiyo Hoggaanka Shuronet

Tuesday, October 30th, 2007 Posted in News | Comments Off

Read more..

Guddida Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Hargeysa iyo Laamaha Degmooyinka oo si kulul uga jawaabey warar ay faafiyeen Cismaan Hindi iyo UDUB

Tuesday, October 30th, 2007 Posted in News | Comments Off

Hargeysa (Somaliland.org) - Xaflad ballaadhan oo uu soo qabanqaabiyey maamulka Gobolka Hargeysa ee xisbiga KULMIYE ayaa maanta lagu qabtay xarunta Dhexe ee xisbiga, magaalada Hargeysa. Xafladdaas oo guddida gobolka ee ... Read more..

Xisbiga KULMIYE oo Saddex Kun oo Doollar ugu deeqay Cusbitaalka Laascaanood

Tuesday, October 30th, 2007 Posted in News | Comments Off

 Hargeysa (Somaliland.org) - Xisbiga ugu weyn mucaaridka ee KULMIYE ayaa ugu deeqay Cusbitaalka magaalada Laascaanood lacag dhan US $3,000 (Saddex Kun oo Doollar), sidaana waxa kaga dhawaaqay xaflad maanta lagu ... Read more..

The End of Warlord Government in Somalia

Tuesday, October 30th, 2007 Posted in Opinion, xfp | Comments Off

The End of Warlord Government in Somalia A New Approach to Genuine Peace & Reconciliation The Warlord Government Era The time for wishful thinking and fantasy solutions to the ... Read more..

Xabashi Raacdaysi (GABAY)

Tuesday, October 30th, 2007 Posted in Opinion, xfp | Comments Off

XABASHI RAACDAYSI (GABAY)  Bismillaahi raxmaani raxiim. Maansadan yar waxa allifay Maxamed Xirsi Guuleed. Waxay soo baxday 2007-10-29. Ujeedadu waa in aanu hadafku ka lumin shacabka soomaaliyeed ee muslinka ah ee iska ... Read more..

Rating The UDUB Record

Tuesday, October 30th, 2007 Posted in Opinion, xfp | Comments Off

When President Rayalle won the presidential contest in Somaliland in 2003, the people of Somaliland had given him a mandate of five years and he and his UDUB team had ... Read more..

Khasaarahan Dalka ku habsadey 16 sano, maxaa Dood Furan looga geli waayey?!!

Tuesday, October 30th, 2007 Posted in Opinion, xfp | Comments Off

Khasaarahan Dalka ku habsadey 16 sano, maxaa Dood Furan looga geli waayey?!! Seexoo soo toos maaha Mas'uuliyaddu.   Somaliland 16 sannadood ayey xor ahayd oo Nabadgelyo iyo Maamul qarameedba lahayd. Lix iyo ... Read more..

Hadh Arooryo By A Geeljire

Tuesday, October 30th, 2007 Posted in Other | Comments Off

By A. Geeljire —Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku ... Read more..

Bayaan ka soo baxay Beelaha Galbeed ee Burco

Tuesday, October 30th, 2007 Posted in News | Comments Off

Burco (qaransomaliland.com) — Shir balaadhan oo ay ka soo qayb galeen in kabadn 50 xubnood oo isugu jira salaadiin xildhibaano aqoonyahano culma diin iyo wax garad katirsan ... Read more..

Wacdarihii aan ku arkay “Somali week: 27/10/07″

Tuesday, October 30th, 2007 Posted in Other | Comments Off

Soomaali Maxamed: "Weli naftii kama bixin" Cabdillaahi Cawed Cige Sidaan ku maqlay: Warku wuxuu iigu yimi telefoon. Isuduwaha barnaamijka, Marwo Ayaan M.M. Cashuur ayaa igu wargelisay in bisha Oktoobar ... Read more..

Madax Dhaqameed Iyo Waxgarad Buuhoodle Oo Soo Saaray Baaq Ku Aadan Xiisadaha Laascaanod

Tuesday, October 30th, 2007 Posted in News | Comments Off

Iyadoo ay dhowaan uun ahayd markii qaar ka tirsan odayaasha & waxgaradka Buuhoodle ay ka hadleen arrinta laascaanood soona saareen baaq ku aadanaa Colada gobolkaasi ka taagan ayaa ... Read more..

Shir Maanta Ka Dhacay Hoolka Dawlada Hoose Oo Ay Kasoo Qayb Galeen Qaar Kamid Ah Masuuliyinta Gobolka

Tuesday, October 30th, 2007 Posted in News | Comments Off

Waxaa maata ka dhacay hoolka shirar ka ee Dawlada hoose ee magaalada laascaanood shir ay soo qaban qaabiyeen maamulka Gobolka iyo kan degmada laascaanood shirkaas oo ay kaga hadlayeen xaalada ... Read more..

Magacaagu Yuu Noqon Mid Xumaan Ka Marag Kaca

Monday, October 29th, 2007 Posted in Opinion | Comments Off

(Waxa qoray: Ahmed Haji Yussuf Dualeh, London) — Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, sida macawisaha qaar nimba maalin yuu xidhan Ilaahay hortii inaanay banaaneen sadqayntaad ku xustay maalinta ... Read more..

Qorshe la doonayey in xoog lagula wareego Xafiiska Shuronet oo Dhicisoobey

Monday, October 29th, 2007 Posted in News | Comments Off

Hargeysa (Somaliland.org) – Qorshe la isku deyayey in xilka xoog lagaga wareejiyo hoggaanka iyo maamulka Dalladda Isku-xidhka Xuquuqul Insaanka ee SHURONET oo ay dabada ka wadeen xubno dhowaan isugu magacaabay ... Read more..

Wararka Wargeyska OGAAL, Caddadkii Maanta, Isniin, 29 Oct.

Monday, October 29th, 2007 Posted in News | Comments Off

 "M/Weynuhu wuxu yidhi arrinta Burco intan way ka balaadhantahay waanan dhamays tirayaa""Ururka Qaran isku magacaabay maaha inuu ka sheekeeyo arrin aanu lug iyo awr toona ku lahayn, waxaanan u arkaa ... Read more..

Raisul Wasaaraha Somaliya Cali Maxed Geedi Oo Is Casilay

Monday, October 29th, 2007 Posted in News | Comments Off

Ra'isulwasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia, Cali max'ed Geedi oo maanta soo gaaray magaalada Baydhabo ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii ra'isulwasaare nimo ka dib markii qoraal istaqaalo ... Read more..

Golahii Xilka isu kordhiyey, Maanta oo Dalku Xaaladao Dagaal & Doorashooyin galay, Weli ma khilaaf bay ka hadlayaan?!

Monday, October 29th, 2007 Posted in Opinion, xfp | Comments Off

Ceeb iyo u sacabbin sharci-darro ayey ku tahay Saxaafadda Somaliland inay wax ka qoraanba , Gole aan sifo sharci ah ku joogin ee jujuub iyo Distoor jebin , hantida Cashuur-bixiyeyaasha ka soo xarootana, ... Read more..

Mudane Cabdiraxmaan Aw-Cali (Tolbadane); Waa MadaxWeyne Ku Xigeenka Somaliland , Haddii iyo Haddi Walba !.

Monday, October 29th, 2007 Posted in Opinion, xfp | Comments Off

Gobolada Woqooyi Galbeed ee Soomaaliye ee la baxay Somaliland. Waa Gobolo markoodii hore ay qabsatay walina haysato SNM oo ahayd jabhad ku salaysan qabiil soona adeegsaday taageerada cadowga madow ee ... Read more..

Xadhigga Siyaasadeed ee Madaxda qaran, wuxuu qinaaca ka faydey, Cadow qarsoonaa

Monday, October 29th, 2007 Posted in Opinion, xfp | Comments Off

Somaliland Halgankii ay gashay ee ay kula soo noqotey qarannimaddeda, umay gelin in ay awood sheegasho, xasuuq iyo barakicin ay u geysato bulsho rayid ah oo la deggan , ama Caddaalad darro, daryeel ... Read more..

Abdirahman Aw Ali Farah - Coast to Coast Candidate

Monday, October 29th, 2007 Posted in Opinion, xfp | Comments Off

26/10/2007 As the election fever gripped everyone and emotions are getting higher and higher and the competition has already started in a society marked by deep divisions based on tribalism, the ... Read more..