Archive for September, 2007
Sunday, September 30th, 2007 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org) Danjirahii Somaliland u fadhiyey dalka Ethiopia Mudane Yuusuf Jaamac Buraale ayaa shaaca ka qaaday inuu ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE. Danjire Yuusuf Jaamac Buraale oo ah diplomaasi miisan culus leh, isla markaana xilal wasiirnimo uga soo qabtay xukuumadii Marxuum Cabdiraxmaan Axmed Cali (Cabdiraxmaan-Tuur), waxa uu sadexdii sanadood ee ugu danbaysay ahaa danjiraha [...]
Sunday, September 30th, 2007 Comments Off
"Waxa jiray is-bahaysi ka soo horjeeday Wakiillada cusub iyo dareenadii shacbiga"
Gudoomiyaha Golaha Wakiillada
Hargeysa (Ogaal)- "Golaha waxa loo doortay inuu xeerar Ummada u sameeyo, mudadaa uu jirayna waxanu saaray illaa 10-xeer in kastoo caqabado badan uu dhinacyo badan kala kulmay Goluhu dhinicii wada shaqaynta xukuumada iyo Golaha Guurtidaba, hase yeeshee dadaalkii aanu samaynay waxa uu noo [...]
Sunday, September 30th, 2007 Comments Off
DAYMADA WARGEYSKA: Ina Saleebaan-weynow Waad noo Dhinnayd Show!
Qaran kastaa wuxuu leeyahay waxyaabo lama taabtaan ah oo uu ku dhaato qof kastoo ka tirsan ay waajib ku tahay inuu tixgaliyo sida taariikhaha halganka iyo munaasibadaha qaddiyadahooda ka turjumaya. Sidoo kalena qof kasta oo ka mid ahi (mucaarid iyo muxaafidba) uu qadariyo oo aanay ka suurtoobin [...]
Sunday, September 30th, 2007 Comments Off
Dunida lama maqal madax dadkii ay codka
ka doonayeen ku aflagaadooda, taariikhdoodana u heelan inay
baabi’iyaan.
Xukuumadda Somaliland iyo xisbigeeda
UDUB oo joogto u aflagaadeeya dadkii codkooda siiyay, waxa haddana ay
goorwalba istusaan isku kalsooni ay ka qabaan inay heli doonaan
codadka ugu badan doorashooyinka. Haddaba maxaa sababay in xisbiga
UDUB si isku kalsooni leh ugu dhawaaqo "anagaa doorashoooyinka ku
guulaysanayna"?
Ma Somaliland ayaan [...]
Sunday, September 30th, 2007 Comments Off
Wararkii ugu danbeeyey ee aanu caawa ka helayno magaalada laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in caaw fiidkii ay soo galeen ciidamo beeleedyo dheeri ah kuwaas oo ku biiray kuwii hore u joogay koonfurta magaalada laascaanood , ciidamadaas oo ay wataan saraakiil iyo xildhibaaano Somaliland ah balse ka soo jeedaa gobolka Sool..
Ciidamada beeleedka taageersan Maamulka [...]
Saturday, September 29th, 2007 Comments Off
Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah Md. Faysal Cali Waraabe iyo hoggaamiyayaasha urur siyaasadeedka QARAN ee ku jira xabsiga Mandheera Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, Eng. Maxamed Xaashi Cilmi iyo Jamaal Caydiid Ibrahim, ayaa shalay gudaha xabsiga Mandheera ku yeeshay kulan door iyo garnqsi ah, ka dib markii uu guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe iyo [...]
Saturday, September 29th, 2007 Comments Off
Deegaanka Tuulada Dhoqoshay oo ah deegaan ay ku nool yihiin dad aad tiro badan, Tuulada Dhoqoshay waa Tuulooyinka ay wax ka bartaan Ardayda ugu badan Dugsiyada Hoose /Dhexe ee Gobalka Togdheer.
Dhowaan Tuulada dhoqoshay waxaa kormeer ku tegey Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Xasan Xaaji Maxamuud Xasan Gadhweyne iyo Gudoomiyaha Waxbarashada Gobalka Togdheer Cabdi Siciid [...]
Friday, September 28th, 2007 Comments Off
Wasiirka Warshadaha, Maxamed Saleebaan Maxamed (Ina Saleebaan-weyne), ayaa si kulul cay iyo weedho qabyaaladeed ugu weeraray hoggaankii siyaasiga ahaa ee ururka SNM iyo madaxda xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE.
Wasiirka Warshadaha, Maxamed Saleebaan Maxamed (Ina Saleebaan-weyne), ayaa si kulul cay iyo weedho qabyaaladeed ugu weeraray hoggaankii siyaasiga ahaa ee ururka SNM iyo madaxda xisbiga mucaaradka ah [...]