ANNOUNCEMENTS »

Xisbiga KULMIYE oo Tacsi u diray Guddoomiyahooda Axmed-Siilaanyo

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa guud ahaan reer Maxamed Maxamuud, gaar ahaanna Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo….

TACSI: Guddoomiye-xigeenka Ururka Saxaafadda Somaliland ee SOLJA

Guddoomiyayaasha Ururada Saxaafadda Somaliland ee SOLJA Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) iyo USJ Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), iyaga oo ku hadlaya magacyadooda iyo kuwa Ururada Saxaafadda Somaliland…

Tacsi: Guddoomiyaha Guddida Doorashada Aabihii oo ku geeriyooday Burco

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga KULMIYE, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa….

Bandhig Suugaaneed loogu Magac-daray Maalmihii iyo Maansadii Abwaan Timacadde (1920-1973)

Bandhig Suugaaneedkan waxa soo bandhigaya Qoraaga Caanka ah ee Cabdi Yuusuf Ducaale(Boobe).

Ogaysiis: Shirweynihii Xisbiga UCID oo lagu qabanayo Bristol

Shirkan waxaa lagu soo bandhigi doonaa Siyaasada cad ee Xisbiga UCID iyo qorshaha u degsan ee uu ugu talogalay inuu dalka ku hogaamiyo hadii uu ku guulaysto doorashooyinka madaxtinimada ee ka dhici doonta Somaliland, waxaa kale oo uu Xisbiga UCID bulshada ku dhaqan UK us oo bandhigi doonaa sababta ay ugu qalmaan in dadweynaha….

CIID MUBAARAK – CAAFIMAAD KU CIIDA MEEL KASTA OO AAD JOOGTAAN

Hargeysa (Somaliland.Org)- Maamulka iyo hawl-wadeenada Shabakadda Wararka ee Somaliland.Org waxay munaasibadda Ciidal-Udxada awgeed hambalyo u dirayaan guud ahaan Shacabka Dunida Muslimka, gaar ahaan Umadda Afka Soomaaliga ku hadasha. waxaanay si gaar ah Hambalyadan ugu dirayaan…

Shir Xisbiga Kulmiye Ku Qaban doonto Toronto Maalinta Sabtida

Dhamaan taageerayaasha Kulmiye ee degan magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda, waxa la ogaysiinayaa in malinta axada bishu tahay 31ka Oktoobar 2009 gelinka danbe uu jiro shir kulmiye lantiisa Toronto soo qabanqaabisay oo ka dhici doona goobta hoos ku cayiman.

TACSIDA Geerida Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Magacaabis Boqor Cusub Beelaha Dega Degmada Ceel Afweyne

Cuqaasha iyo Odayaasha Beesha Baho oo ka mid ah Beelaha Habarjeclo ayaa Bayaan ay ka soo saareen Degmada Ceel Afweyne waxay ku sheegeen inay doorteen Boqor cusub, kaas oo dhowaan la caleema-saari doono.

VACANCY ANNOUNCEMENT: Marketing/Sales Manager Hargeisa

Somtel is one of Telecommunication Company in Somaliland. Somtel wishes to recruit an experienced Sales/Marketing Manager to provide leadership and coordination of company sales and marketing functions. Develop and implement sales and marketing strategy. Monitor and analyze sales and marketing activity against goals. Qualified marketing are encouraged to submit their CV and a letter of interest.

Xuska 26ka June & Soo Dhaweenta Hogaanka UCID oo ka dhacaya Riyadh KSA

Waxaa laagu bushahaareenayaa dhamaan dadweenaha jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan wadanka Sacuudi Arabiya gaar ahaan magalo madaxdiisa Riyadh in uu uruka dhalin yarta reer Somaliland ee Sacuudi Arabiya SSYO usoo diyaariyay soo dhaweenta iyo qaabilaada Hogaanka xisbi qaranka Cadalada iyo daryeelka ee UCID oo kale ah Eng. Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga ahna [...]

Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland ayaa ka qeyb geli doona xuska maalinta 26 Juun ee Swden

Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi, (Cirro) ayaa shacab weynaha reer Somaliland ka qeyb geli doona xuska maalinta 26 Juun ee ka dhici doona magaalada Stockholm ee dalka Sweden.
 
 
xuskan sanad guurada 49:aad ee maalintii 26:ka Juun  oo ah maalintii ay Jamhuuriyadda Somaliland  xoriyaddeedi ka qaadatay boqortooyada Ingriiska. Xafladdan waxaa lagu qaban doono xarunta [...]

Ogeysiis: Muj Ahmed Silanyo Iyo Kulanka Jaaliyadda Ee Norway

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo 15.06.09 La Kulmaya Jaaliyadda Somaliland Ee Norway.
Xafiiska Kulmiye Ee Norway wuxu ogeysiinayaa dhamaan dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Norway, in guddoomiyaha xisbiga kulmiye uu booqasho ku iman doono dalkan maalinta Axada ee 14.06.09.
Waxaanu bulshada la qaadan doonaa kulan balaadhan
Maalinta Isniinta 15.06.09.
Saacada 16.45 ilaa 22.00.
Goobta [...]

Ogeysiis: Shir Wadatashi Xisbiga KULMIYE UK Isugu Imanayo Axadda

Dhamaan tageerayasha Xisbiga KULMIYE ee Waddanka Uk Waxaa la’ogaysiinaya in laqaban doono Shir balaadhan, oo lagaga hadlaayo arrimaha kataagan waddankii Shirkaasi wuxuu noqon doona kii ugu baladhna ee Baryahan laguqabto Uk.
Waxaa lagu Casuumaya Dhamaan tageerayasha Xisbiga iyo Shacabka Somaliland ee jecel Dimuquradiyada Waddankoda iyo degenashaha dalkooda Malintu waa Axada 12/04/2009.
 
Goobta East London: Address  37 St. [...]

Xaflad Lagu soo dhaweynayo Gudoomiyaha guddida dhaqalaha ee wakiilada Xildhibaan Maxamed X Maxud Cumar Xaashi Oo Sabtida Ka Dhacaysa London

Dhamaan dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalkan UK Gaar ahaan Magaaladda London waxa la ogeysiinaya in shir lagu qaban doono Galbeedka London ( Harrow) maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 11April, saacadu markay
Kulankaasi oo lagu soo dhawaynayo Xildhibaan Maxamed Xaaji Maxamuud Cumar Xaashi oo ka mid Baaralamaanka Somaliland, Ahna Guddoomiyaha Gudiga Dhaqaalaha ee Baralmaanka Somaliland.
Goobta: Harrow [...]

Shirweynaha Xisbiga KULMIYE Laantisa Waqoyiga London Oo Sabtida Berri Ka Dhici Doona Selby Centre

Waxaa kulankan ka soo qayb geli doona siyaasiyiin, aqoonyahano, odayaal, culimaaudiin iyo kuwo magac iyo sharaf ku leh taariikhda Somaliland. Dadka halkaa ka hadli doona waxa ka mid ah: Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Xisbiga Kulmiye Dr Mohamed Abdillahi Omar.

OGAYSIIS: Dhamaan Taageerayaasha & Xubnaha Xisbiga UDUB-USA

Hadaba shirweynahan waxa la qabandoonaa maalinta sabtida ah ee ay taariikhdu tahay:

March, 14th 2009 @ 2:30 PM

SSE Conference & Annual General Meeting

Somaliland Societies in Europe(SSE) Annual General Meeting. In cooperation with our host organisation Somaliland National Association in Sweden we are planning to hold a Conference to discuss the current political developments in Somaliland and the role of the Diaspora organisations. Concurrently, we are planning the convene SSE’s Annual General Meeting.

Archive for April, 2007

Muddada Xilka Loo Doortay Mud. Riyaaleo Oo Gabaabsi ah, Maxaa lagu xasuusan doonaa Maalinta Doorashada Loo Dareerayo

Saturday, April 21st, 2007 Comments Off


Muddada Xilka Loo Doortay Mud. Riyaaleo Oo Gabaabsi ah, Maxaa lagu xasuusan doonaa Maalinta Doorashada Loo Dareerayo

Saturday, April 21st, 2007 Comments Off