Monday, March 26th, 2007 Comments Off
PRESS RELEASE March 24, 2007 The Somaliland Policy and Reconstruction Institute (SOPRI) announces the sale of the Video (9 DVD’s) that has been produced from the 2006 Somaliland Conference in Arlington, Virginia (USA). The price is $40 dollars. Limited copies were produced and please contact us immediately to purchase your copy; do not miss to [...]Monday, March 5th, 2007 Comments Off
Saddexda suxufi ee wargeyska Haatuf?oo xaqdarro u xidhanaayeen muddo?86 maalmood ah ayaa maanta oo bishu tahay 29 March 2007,? uu madaxweyne Riyaale amray sii dayntooda kadib markii?uu guud ahaanba ku guuldarraystay ujeedadii?uu?ka lahaa xadhigooga. Caddaadis, cambaarayn iyo ceebo badanina ay kaga?yimaaddeen gude iyo dibadba kuwaas oo kaga yimid?dawladaha deeqda bixiya, shacbiga iyo ururada xuquuqal insaanka [...]Monday, March 5th, 2007 Comments Off
Saddexda suxufi ee wargeyska Haatuf oo xaqdarro u xidhanaayeen muddo 86 maalmood ah ayaa maanta oo bishu tahay 29 March 2007, uu madaxweyne Riyaale amray sii dayntooda kadib markii uu guud ahaanba ku guuldarraystay ujeedadii uu ka lahaa xadhigooga. Caddaadis, cambaarayn iyo ceebo badanina ay kaga yimaaddeen gude iyo dibadba kuwaas oo kaga yimid dawladaha [...]