Saturday, March 11th, 2006 Comments Off
Miisaaniyaddu cilmi uma baahna ee caqli ayay u baahantahay miisaaniyaddana caqligii ayaa ka maqan. Sannad walba miisaaniyadda Somaliland (SL) waan naqdiyaa aniga oo soo shaac bixinaaya madmadawga ku jira si gaar ahna u qiimeynaaya tayda miisaaniyadda.