Shirkan waxaa lagu soo bandhigi doonaa Siyaasada cad ee Xisbiga UCID iyo qorshaha u degsan ee uu ugu talogalay inuu dalka ku hogaamiyo hadii uu ku guulaysto doorashooyinka madaxtinimada ee ka dhici doonta Somaliland, waxaa kale oo uu Xisbiga UCID bulshada ku dhaqan UK us oo bandhigi doonaa sababta ay ugu qalmaan in dadweynaha….
Dhamaan taageerayaasha Kulmiye ee degan magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda, waxa la ogaysiinayaa in malinta axada bishu tahay 31ka Oktoobar 2009 gelinka danbe uu jiro shir kulmiye lantiisa Toronto soo qabanqaabisay oo ka dhici doona goobta hoos ku cayiman.
Cuqaasha iyo Odayaasha Beesha Baho oo ka mid ah Beelaha Habarjeclo ayaa Bayaan ay ka soo saareen Degmada Ceel Afweyne waxay ku sheegeen inay doorteen Boqor cusub, kaas oo dhowaan la caleema-saari doono.
Somtel is one of Telecommunication Company in Somaliland. Somtel wishes to recruit an experienced Sales/Marketing Manager to provide leadership and coordination of company sales and marketing functions. Develop and implement sales and marketing strategy. Monitor and analyze sales and marketing activity against goals. Qualified marketing are encouraged to submit their CV and a letter of interest.
Dhamaan dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalkan UK Gaar ahaan Magaaladda London waxa la ogeysiinaya in shir lagu qaban doono Galbeedka London ( Harrow) maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 11April, saacadu markay
Kulankaasi oo lagu soo dhawaynayo Xildhibaan Maxamed Xaaji Maxamuud Cumar Xaashi oo ka mid Baaralamaanka Somaliland, Ahna Guddoomiyaha Gudiga Dhaqaalaha ee Baralmaanka Somaliland.
Goobta: Harrow [...]
Somaliland Societies in Europe(SSE) Annual General Meeting. In cooperation with our host organisation Somaliland National Association in Sweden we are planning to hold a Conference to discuss the current political developments in Somaliland and the role of the Diaspora organisations. Concurrently, we are planning the convene SSE’s Annual General Meeting.
Hargeisa (Somaliland.org) 48-ka saacadood ee soo socda ayaa la filaya inay Maxkamadda sare ee Somaliland ku dhawaaqdo Natiijada Doorashadii Golaha Wakiiladda ee dalka ka qabsoontay 29 September, Koomiishanka Dooraashooyinka qarrankuna ay hore ugu dhawaaqeen Natiijadii Horu dhaca ahayd.
Masuul sare oo ka tirsan Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa khadka telephone-ka mar aan kula xidhiidhay wuxuu [...]
Hargaysa(Jam)- Guddoomiyayaasha labada Xisbi – KULMIYE iyo UCID ee Mucaaradka Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Mudane Faysal Cali Waraabe ayaa ku eedeeyay Xukuumadda iyo Xisbiga UDUB in ay si aan sharciga waafaqsanay u gacan maroojiyeen codbixintii Doorashada golaha Wakiilada Somaliland ee goobo ka mida degmooyinka.
War saxaafadeed cabahso ah oo shalay ay wada jir [...]