Thursday, January 20th, 2005 Comments Off
Dhaqaala xumida iyo gaajada Afrika ka taagan waxa ugu wacan maamul xumo, musuq, qaynuun xumo iyo dagaal joogta ah. Haddii miisaaniyada 2005 ee Somaliland aynu metal u soo qaadano intuba way ka muuqdaan (maamul xumo’u, musuq, sharci daro iyo qaban qaabo dagaal). Miisaaniyada haddaan loo isticmaalin sidii loogu talagalay waa denbi waxa iyana kale oo [...]