Cheif-Caaqil Maxamed Daahir oo si heer Qaran ah maanta loogu aasay Hargeysa

March 17th, 2010


Codkaaga Ku Ciil Bax-24 Wasaarada Khaarajiga Maraykanka oo soo saartay Warbixin daaha ka rogtay

March 17th, 2010

SAMOTALIS] CODKAAGA KU CIIL BAX- 24- Warbiixntii Xuuqda Aadmiga 2009 ee Xuku..
Wasaarada Khaarajiga Maraykanka oo soo saartay Warbixin daaha ka rogtay boogaha Xukuumadda Rayaale
Waa sanadkii labaad ee dawladda Maraykan si ba’an u durtay nidaamka uu Madaxweyne Riyaale dalka ku hago, iyadoo soo qaadatay falalka ka dhanka ah xuquuqda muwaadinka. Waxa ay taabatay xadhiga joogta ah [...]


Taariikh-Faneedkii Marxuumad Saafi Ducaale Cali oo shalay lagu aasay Hargeysa

March 17th, 2010

Hargeysa (Somaliland.Org)- Allaha u naxariistee Marxuumad Saafi Ducaale Cali waxay ku dhalatay deegaanka Laasciidle ee Gobolka Saaxil, halkaas oo ay yaraanteedii ka tagtay, ugana gudubtay magaalada Berbera oo ay u soo dhaaftay Hargeysa…


Wiil Dabaq uu ka soo dhacay Dhaawac culus ka soo gaadhay oo codsanaya taakulo Islaamnimo

TOP
March 17th, 2010


Mid ka mid ah haldoorka Hablaha Fannaaniinta Soomaalida oo maanta ku geeriyootay Hargeysa

March 16th, 2010

Allaha u naxariistee Marxuumad Saafi Ducaale, ayaa maanta duhurkii Xannuun haleelay ugu geeriyootay Cusbatalka Edna Aadan ee Magaalada Hargeysa, halkaas oo xannuun loo dhigay……


Nin Xijaab xidhan oo Fal isku-day Dil ah ka geystay Magaalada Hargeysa

TOP
March 16th, 2010

Saleebaan oo ah 23 jir ku nool xaafaadda New Hargeysa ee Degmadda Gacan Libaax waxa uu sheegay in habeen hore cawaysinkii isaga oo ku sii carraabay gurigooda uu ka badbaaday isku day uu sheegay in Nin ku Hubaysan Toorey doonayay damacsanaa in uu ku khaarijiyo……


Wefti ka socda Xukuumadda M/weyne Rayaale oo qaabilaad-la’aan gaadhay Ceerigaabo

March 16th, 2010

Ceerigaabo (Somaliland.Org)- Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Rayaale, ayaa qaabilaad-la’aan maanta tegay magaalada Ceerigaabo oo ay hore ugu sugnaayeen Wefti ka socda Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo ay horkacyaaan Guddoomiyaha Xisbigaas Faysal Cali Waraabe iyo Guddoomiyaha….


Xisbiga KULMIYE oo masuuliyiin cusub u magacaabay Gobolka Gabiley

TOP
March 16th, 2010

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE ayaa maanta masuuliyiin cusub u magacaabay gobolka Gabilay……


Shir ay ka qayb galeen Madaxda Xisbiga KULMIYE oo lagu qabtay Waqooyiga London

March 16th, 2010


Madaxweyne Riyaale Oo Ka Dalbaday Fiise Dalka Ingiriiska

TOP
March 15th, 2010

Hase yeeshee warar ay Somaliland.ORG heshay ayaa xaqiijinaya in Safiirku u sheegay madaxweyne Riyaale in wakhtigan xaadirka ah aanay munaasib ahayn socdaalkaasi. Waxaanu Safiirku u sheegay in arinta iminka hortaala madaxweynahu Somaliland tahay in doorashadaa Somaliland aanay mar danbe dib u dhicin.


Olalihii Xisbiga KULMIYE Ee Ugu Balaadhnaaa Oo Birmingham Ka Dhacaya March 20 2010

March 15th, 2010


Xukuumaddu maxay ka tidhi Warbixin ay soo saareen Guddida Cadaaladda Golaha Wakiiladu?

TOP
March 15th, 2010

Warbixin sagaal bog ka kooban oo guddiga Caddaalada, Garsoor iyo Xuquuqal-insaanka goluhu doraad u gudbiyeen golaha Wakiilada, waxay ku sheegeen inay duruufo adag ku nool yihiin inka badan 1300 oo maxbuus oo ku jira xabsiyada Berbera, Mandheera iyo Gabiley, kuwaasoo intooda badani u xidhan yihiin guddiga nabadgelyada Somaliland…..


Xisbiga KULMIYE oo Tacsi u diray Guddoomiyahooda Axmed-Siilaanyo

March 15th, 2010

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa guud ahaan reer Maxamed Maxamuud, gaar ahaanna Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo….


Qaramada Midooby oo shaacisay meelaha ay Kooxaha Soomaaliya Hubka ka helaan

TOP
March 15th, 2010

Hargeysa (Somaliland.Org)- Qaramada Midoobay ayaa mar kale dawladda Ereteriya ku eedeeyay inay waddo taageeridda Kooxaha ka horjeeda Dawladda Shariif Sh. Axmed ee Soomaaliya. Isla markaana ay ku xad-gudubtay xayiraadda cuna-qabataynta Hubka ee saaran Soomaaliya……


Askari ka tirsan Ciidamada oo Dabley hubaysani ku dishay Magaalada Burco

March 15th, 2010

Burco (Somaliland.Org)- Askari ka tirsan Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa xalay fiidkii lagu dilay magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer……


Musuq Maasuq Ma lay Baraa Maxjar Diin Ma Lay Furaa

TOP
March 15th, 2010

Dubbe:waxaan uga jeedaa taageerayaasha axsaabtu waa mid eh horta ha ogaadaan inaynu nahay dad walaalo ah oo xaq isugu leh kala xishood iyo is qaddarin. Waa ta labaade muwaadin waliba xaq distooriya wuxuu u leeyahay inuu amaan iyo xasilooni helo oo aan lagu foodhyin ama la diiqin m


Faallo: Hadalladii Lagu Gubay Muqdisho Oo Laga Bilaabay Hargeysa

March 14th, 2010

Ummadda Somaaliland waa inay ogaataa in Daahir Riyaale iyo shakhsiyaadka kala qaybinaya ummadda ee beelo dalka ka tirsan ka sheeganaya caasimadda Hargeysa ay rabaan in ummadda iyo dalka Somaliland ku dhacaan godka xun ee ay ku dhacday Somalia.


“Dadka Laga Soo Wariyey Siillaanyo Hargeysa Uma Dhalan, Afkaasi Maaha Afkii Reer Hargeysa” Muuse Biix Cabdi

TOP
March 14th, 2010

“Dadka Laga Soo Wariyey Siillaanyo Hargeysa Uma Dhalan, Afkaasi Maaha Afkii Reer Hargeysa Iyo Ummada Wax Kala Garanaysa Ee Waa Afka Udub”


Shirkii Lagu Qabtay Huteelka Al-Jazeera Laguna Ansixiyay Gudida UK kulmiye

March 14th, 2010

Shir balaadhan oo si fican loso agaasimay, loona abaabulay ayaa lagu qabtay maalintii sabtidii bishan maarij lixdeedii(6) Huteelka” Al-jasiira” ee k u yaal xaafada” Hayes” Laanta West London Xisbiga kulmiye .
Shirkaasi oo ay ka soo qaybgaleen Dhamaan laamaha xisbiga kulmiye ee UK , odayaal , tageerayaal aad u badan iyo madaxa ayka mid yihiin Xoghayahaa [...]


Xaaladda Lammaanaha Ingiriiska ah ee ku af-duuban Soomaaliya ka dib dagaal dhex maray Budhcaddii haysatay

TOP
March 14th, 2010

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa sheegay in lammaane dhalashadoodu tahay Ingiriis oo Afduub loogu haystay dalka Soomaaliya gabadh la joogtay la la toogtay….


Budhcad-Badeed lagu wareejiyay Ciidamada Somaliland iyo Dagaal ka dhacay Tuulada Xiin-galool

March 14th, 2010

Ceerigaabo (Somaliland.Org)- Inta la ogyahay laba qof ayaa dhintay, tiro kalena waxa soo gaadhay dhaawac, ka dib markii uu Tuulada Xiin-galool Dagaal ku dhex maray laba Beelood, halkaa Ciidamada Xeebaha Somaliland ee Gobolka Sanaag lagu wareejiyay Rag loo tuhunsan yahay inay yihiin Budhcad-Badeed Soomaali ah…..


Farah Ma’llin is a brother deeply touched by the Somali dilemma

TOP
March 14th, 2010

All Somali groups should applause and support Mr Ma’allin’s recent fact finding trips to Somalia and Somaliland to see the reality on the ground. Indeed, he is a man touched by 20 years of death and destruction for his people and is seeking for a viable solution to the problem.


Dawladda Koonfur-Afrika oo ka hadashay qaddiyadda Madax-bannaanida Somaliland

March 14th, 2010

Johannesberg (Somaliland.Org)- Wasiirka Madaxtooyada Dawladda Koonfurta Afrika Mr. Collins Chabane, ayaa ka hadlay qaddiyadda Madax-bannaani ay hesho Somaliland iyo aragtidooda la xidhiidha. Waxaanu sheegay in Somaliland ay mudan tahay in lagaga daydo habka loo maro dhismaha Qaran jira……


Xisbiga UCID oo Xukuumadda ku eedeeyay inay iibisay Raashin caawimo ah

TOP
March 14th, 2010

Wajaale (Somaliland.Org)- Gaadhi la sheegay in uu sido 100-Kiish oo Bariis ah oo ka mid ah Raashin lagu caawiyay dadka waxyeelladu ka soo gaadhay deegaannada galbeedka Somaliland iyo laba qof oo kale, ayaa ku xidhan magaalo-xuduudeedda Wajaale, ka dib markii sida la sheegay la ogaaday in Raashinka Gaadhiga saarani uu yahay kii caawimada loo bixiyay oo la iibinayo…..


Guddida Cadaaladda iyo Xuquuqal-Insaanka Golaha Wakiilada oo ka dayriyay xaaladda Xabsiyada dalka

March 14th, 2010

Hargeysa (Somaliland.Org)-Guddiga Garsoor, Caddaalada iyo Xuquuqal-insaanka golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka dayriyay xaalada xabsiyada dalka…..