January 28th, 2012
Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti balaadhan oo ka socda Hay’ada Samo-falka ah ee Al-khayr Foundation oo fadhigeedu yahay wadanka UK.
January 28th, 2012
Hargeysa (Somaliland.Org)- Urur Siyaasadeedka WADANI ayaa shalay Magaalada Hargeysa ka furay Koob kubada Cagta ah oo ay ku Tartami doonaan 16 kooxood ka mida Kooxaha Caasimada.
January 28th, 2012
Maxamed Cismaan Mire (Sayid) Axmed Maxamed Saleebaan, Maxamed Axmed Cigge Yuusuf Maxamed Xasan Faysal Maxamed Xasan Mustafe Cabdi Maxamed Janaale Xasan Maxamed Yuusuf, Cabdilaahi Aadan Cumar (Wayab) Saleebaan Ibraahim Guray, Ibraahim Axmed Maxamed, Xasan Xuseen Cabdi, Nimcaan Muuse Guulleed, Siyaad Xuseen Jaamac Yuusuf Maxamed Ismaaciil Najax Aadan Cunaaye Siciid Xuseen Yuusuf Abokor Xasan Caafi Sadaam [...]
Hargeysa (Somaliland.Org)-Guddoomiyaha urur siyaasadeedka NDB Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, ayaa tafaasiil ka bixisay qorsheyaasha ururkaasi u hayo bulshada ee ay kula tartamayaan ururada kale iyo xisbiyadii hore u jiray.
January 28th, 2012
Hargeysa (Somaliland.Org)- Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa uga digay ururka suxufiyiinta dalka arbushan ee Somalia inuu joojiyo faro-gelin iyo isku dayo indho adayg ah oo ay ku hayaan suxufiyiinta Somaliland.
Buuhoodle (Somaliland.Org)- waxa si isa soo taraysa u soo baxaya tafaasiisha warar dheeraad ah oo ka soo baxaya khasaarihii dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Sool Joogto oo ku yaala duleedka Magaalada Buuhoodle.
January 27th, 2012
Shirka London lagu qabandoono ee prime minister ka great Britain Mr David Cameron ku martiqaaday madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siiraanyo) waa fursad dahabi ah oo aan hore inoo soo marin . Fursadaha waa laga faaiidaystaa marka ay ku soo maraan ee tashwiish lama galiyo.
Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirkii hore ee wasaaradda xanaanada xoolaha Dr. Idiris Ibraahim Cabdi ayaa maanta lagu aasay magaalada Hargeysa ka dib markii uu xalay dhiig madaxa kaga furmay uu u geeriyooday.
January 27th, 2012
Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dhambaal tacsi ah u diray ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Chief Caaqil Cabdilaahi Sharaafi Dhego-cadde oo ka mid ahaa cuqaasha gobolka Buuhoodle oo ku geeriyooday dalka Maraykanka. Sidaasi waxa madaxweynuhu ku sheegay dhambaal tacsi ah oo u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed [...]
Buuhoodle (Somaliland.Org)-Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta iyo wacyi-gelinta Somaliland Md. Faysal Cali Sh. Maxamed, ayaa ka hadlay dagaalkii galabta ciidamadda qaranka iyo maleeshiyo nabad diid ah ku dhex maray deegaanka Sool-joogta oo ku yaala duleedka Magaalada Buuhoodle.
January 26th, 2012
Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirradda Arrimaha dibada iyo Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Md. Maxamed Nuur Caraalle (Duur) ayaa maanta u kicitimay dalka Itoobiya, halkaasi oo ay socdaal shaqo ku tageen. Wasiirradan oo maanta dalka Itoobiya ka galay dhinaca xadka Wajaale, ayaa ka hor intii aanay ka ambo bixin magaalada Gabiley waxay ku sheegeen [...]
Boorama-(Somaliland.Or) Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka UMMADA oo uu weheliyo guddoomiye ku xigeenka ururkaasi iyo xubno kale oo ka mid ah ururkaasi ayaa manta si balaadhan loogu soo dhaweeyay magaalooyinka Dilla,Goroyocawl iyo Boorama ee gobolka Awdal.
January 26th, 2012
Buuhoodle (Somaliland.Org)- Ciidammadda qaranka ee jiida Buuhoodle ayaa galabta dhabarka ka jabiyay oo u awood sheegtay maleeshiyo nabad diid ah oo weerar ku soo qaaday galabta fadhiisimada ciidanka qaranka ee ku sugnaa deegaanka Sool-joogto. Dagaalkan oo qarxay markii galabta abbaaro 3:00 galabnimo ay maleeshiyadaasi Soo weerartay fadhiisimada ciidanka qaranka. Waxa illaa imika la xaqiijiyay inay [...]
Hargeysa (Somaliland.Org) La Taliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliland Cumar Cilmi Diixood ayaa soo dhaweeyay ka qaybgalka shirka ay soo qabanqaabisay dawladda Ingiriisk, ee ka dhacaya magaalada London, kaas oo sida la sheegayo loo qaban doono dhamaanba dhinacyadda isku haya Dalka aynu Jaarka nahay ee Somalia. Dr. Cumar Cilmi Diixood oo shalay la hadlay warbaahinta [...]
January 26th, 2012
Hargaysa (Somaliland.Org):- Siyaasiga caanka ah ee Maxamed Maxamuud Khaawi, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay go’aannadii dhawaan ka soo baxay shirkii Taleex ee Khaatumo2, isaga oo xusay in aanay shirkaasi u dhamayn beelaha Dhulbahante.
Hargeysa (Somaliland.Org) – Xubno haween ah oo ka soo jeeda beelaha wada dega gobollada Bari ee Somaliland ayaa markii ugu horreysay baaq nabadeed u diray bulshada ku dhaqan deegaannada Sool iyo Buuhoodle, iyaga oo soo jeediyay in arrimaha taagan lagu dhammeeyo wada hadal iyo walaaltinimo. Haweenka baaqa Nabadeed diray oo shalay iskugu yimid hotel Maansoor [...]
January 25th, 2012

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka hadlay markii u horaysay shirka dawlada Britain ku qabanayso badhtamaha bisha Febarwari ee fooda inagu soo haysa Magaalada London, waxaanu sheegay inay ku gudo-jiraan wada tashiyo ay kaga arrinsanayaan mowqifkii ay iska taagi lahaayeen shirkaasi
Burco(Somaliland.Org)- Badhasaabka Togdheer Cabdoo Axmed Aayir, ayaa Taliyaha ciidanka Booliska gobolka Saleebaan Ducaale Ubaxle, ayaa soo magaalada Burco ku soo bandhigay lacagtii ugu badnayd ee Faalso dolar ah oo lagu qabtay degmada Dhoqoshay ee gobolka Tog-dheer taasi oo 7800 oo Dollar.
January 25th, 2012
Hargeysa (Somaliland.Org)-Badhasaabka cusub ee Gobolka Sanaag Md. Aadan Cigaal Diiriye, ayaa maanta kulankii u horeeyay maanta la yeeshay iskuduweyaasha laamaha dawlada ee gobolkaasi. Kulankan oo ku qabsoomay xarunta maamulka gobolka Sanaag waxa goob joog ka ahaa Wasiirka wasaaradda duulista hawada iyo gaadiirka cirka Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiir ku xigeenka wasaarada maaliyada Md. Warsame [...]
Xiingalool (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhiga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa maanta socdaal ku tagay degmada Xiin-galool ee Bariga gobolka Sanaag, ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha Saldhig Booliis oo laga dhisayo Xiingalool iyo Sariibad cusub oo iyana laga hirgelinayo Tuuladda Damala-xagare oo hoos timaada degmadaasi.mashaariicdaasi oo ay maalgelinayso xukuumadda Somaliland.
January 25th, 2012
“Haa waa wadhiisii, Sardhadii walaaqnayd, Wiswiskiyo waswaaskii, Wiishkii la tegi jiray, Hurdadii la wici jiray, Ee damaca waalani, Keenada ku wadi jiray, Caawana la weesaaq, La wandaafiyoo duul, Lana soo walaanwali,” Maansadii ‘Waayo-arag’ ee Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye), Addis Ababa, 1983kii Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Qormadii: 1aad Hordhac: Bisinka iyo Yaasiinka…..Tabaaragga iyo [...]
Laascaanood (Somaliland.Org):- Khilaaf adag ayaa la sheegay in uu soo kala dhexgalay Garaadada, Isimada iyo Cuqaasha Beesha Dhulbahante iyo weliba guddidii maamulaysay shirka Taleex ee loo yaqaano G6, khilaafkaasi oo ka dhashay socdaal qorshaysan oo guddidaasi iyo xubno ka mid ahi ku tagayaan qaar ka mid ah dalalka jaarka. Khilaafkan soo kala dhexgalay Garaadada Beesha [...]
January 25th, 2012
Hargeysa (Somaliland.Org)-Dadweynaha ku dhaqan caasimada Hargeysa ayaa dareeno kala duwan ka bixiyay shirka Ingiriisku ku qabanayso magaalada London badhtamaha bisha Febarwari ee fooda inagu soo haysa, kaasi oo ay dawlada Britain sheegtay in lagu gorfayn doono sidii wax looga qaban lahaa mashaakilaadka kala duwan ee saamaynta taban ku yeelan kara mandaqada gaar ahaan ahaana suulinta Argagixisada iyo la dagaalanka budhcad badeeda oo khatartooda wada taabatay caalamka oo dhan.
Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaaradda Degaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Md, Maxamuud Siciid iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa di diiran loogu soo dhaweeyey Degmada Dhahar bada cad iyo baraago aqalood oo ku teedsan xadka Somaliland la wadaagto Puntland. Wasiirka Degaanka iyo waftigii in hogaaminayay ayaa dadweynaha degaanadaas uga mahad celiyay sida fiican ay u soo dhaweeyeen, [...]
January 25th, 2012
London (Somaliland.Org) – Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Md. Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale, ayaa dhowaan khudbad-aqooneed taabanaysa fursadaha iyo maaraynta adeegyada dhaqaale ee dalalka soo koraya ka jeediyay jaamacadda culuumta dhaqaalaha ee LSE oo ku taalla magaalada London ee dalka Ingiriiska.